War Deg Deg Ah: Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Oo Hadda Xaqiijisay In 11-Qof Oo Cusub Laga Helay Xanuunka Covid19

0
480

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL oo goor dhaweyd Warbaahinta la hadashay ayaa shaacisay in saaka Cudurka Covid19 laga helay 11-qof oo cusub oo kusoo kordhay tiradadii hore.

Dhimashada ayaa iyaduna maraysa 4-qof halka markii hore ayey ahayd saddex qof isalmarkaana uu hadda kusoo kordhay qof cusub, sidoo kalena waxaa tirada hadda ka bugsatay ay maraysaa saddex qof.

Guud ahaan Tirada hadda Cudurka laga helay ayaa maraysa:

Tirada Guud ee laga helay 34-qof

4-Dhimasho ah

3- Saddex Bugsasho ah

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here