Hargeysa(Somalilandnation) Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdinaasir Cumar Jaamac Rooble oo Xafiiskiisa kula hadlay Warbaahinta ayaa ka jawaabay Haddalo kasoo yeedhay Xisbiga Waddani iyo Boqor Buurmadow.