Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-658/052021 ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Jamhuuriyadda Somaliland

0
292

WAREEGTO MADAXWEYNE: 09 /05/2021

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-658/052021 ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-

 Wareegto Madaxweyne

Magacaabid

 MarkaanArkay:          Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobkiisa 90aad;

 Markaan Arkay:         Muhiimadda Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolku u leeyahay  Amniga iyo Dhismaha Dawladnimadda;

 Markaan Arkay:         Aqoontiisa, Kartidiisa iyo Waaya-aragnimadiisa;

Markaan ku Qancay: In uu Hanan Karo Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan;

 Markaan Sameeyey: La-tashi;

 Waxaan Go’aamiyey;

 In Maxamed Khaliif Nuur Cali laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Jamhuuriyadda Somaliland.

 

ALLAA MAHAD LEH

 Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here