Kulankii Casho Sharafta Ahaa Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigiisa uu u sameeyey Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Kenya Mudane Raila Odinga

0
235
Kulankii Casho Sharafta Ahaa Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigiisa uu u sameeyey Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Kenya Mudane Raila Odinga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qayb-galay Munaasibad casho sharaf ahayd oo Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Kenya Mudane Raila Odinga uu u sameeyay waftigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo maalintii saddexaad ku sugan dalkaasi iyo Jaaliyadda Reer Somaliland ee halkaa ku dhan.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa uga mahad celiyay Mudane Raila Odinga iyo Madaxweynaha dalka Kenya Mudane Uhuru kenyatta sida niyad-samida leh ee ay u muujiyeen xidhiidhka soo jireenka ah ee u dhaxeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here