Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Maanta Marxuum Cabdilaahi Obsi Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Hageysa + Sawiro

0
647

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Maanta Marxuum Cabdilaahi Obsi Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Hageysa.

 

 

Hargeysa-18-10-2019-(SL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qayb-galay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Cabdilaahi Cige Muuse (Obsi) oo lagu aasay Xabaalaha Sheekh Nuur ee Barriga Hargeysa ka dib markii lagaga tukaday salaada jinaasada masjidka tabliiqiyiinta ee Hargeysa.

 

Waxaana Aaska Marxuumka ka soo qayb-galay haldoorka Jamhuuriyadda Somaliland oo dhamaantood ka markhaati kacay shaqsiyadii wanaagsanayd ee uu lahaa marxuumku, taariikhdii iyo geesinimadii aanu la gaban jirin wakhtigii adkaa ee shacbiga Somaliland Soo Maray.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here