Daawo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu jawaab waafi ah ka bixiyey cabashooyin ay axsaabta mucaaridku ka muujiyey xubno uu madaxweynuhu u magacaabay Komishanka doorashooyinka cusub ee dhismahoodu gebogebada yahay

0
566

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here