Home Videos Daawo “Garoon aan isleeyahay waa ka Afrika ugu weyn ayaa la dhisay,... VideosWarar Daawo “Garoon aan isleeyahay waa ka Afrika ugu weyn ayaa la dhisay, adduunkoo dhanna ciidamada iyo shicibku way wada isticmaalaan garoomada, markaa laga maarmi maayo in garoonkii loo isticmaalo shicib ahaan, markaa lagama maarmaan ayey noqotay in garoonkii loo isticmaalo shicib ahaan iyo diyaaradaha madaniga ah oo uu noqdo garoon caalamiya (International airport), heshiiskii aynu la galnay ee 25-ka sanno ahaana waa sidiisii, wax iskama bedelin ee sidiisii ayuu u yaalaa” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi. By Somaliland Nation - September 15, 2019 546 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wareegto Madaxweyne ku magacaabay Agaasimeyaal Guud. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo magacaabay Wakiilka (UAE), La-taliyaha Madaxweynaha iyo Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo magacaabay Agaasimeyaal Guud, Maareeyayaal iyo Wakiil iyo La-taliye Madaxweyne Daawo: Wasiirka dib-udajinta JSL ayaa kulan la yeeshay Hayadaha islamiga ah ee ka shaqeeya dalka Daawo: Baanka dhexe ee JSL ayaa soo bandhigay qorshaha boqolka maalmood ee xukuumada Wax-qabad iyo Wadajir Related LEAVE A REPLY Cancel reply Please enter your comment! Please enter your name here You have entered an incorrect email address! Please enter your email address here Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. Δ