Home Videos Daawo “Garoon aan isleeyahay waa ka Afrika ugu weyn ayaa la dhisay,... VideosWarar Daawo “Garoon aan isleeyahay waa ka Afrika ugu weyn ayaa la dhisay, adduunkoo dhanna ciidamada iyo shicibku way wada isticmaalaan garoomada, markaa laga maarmi maayo in garoonkii loo isticmaalo shicib ahaan, markaa lagama maarmaan ayey noqotay in garoonkii loo isticmaalo shicib ahaan iyo diyaaradaha madaniga ah oo uu noqdo garoon caalamiya (International airport), heshiiskii aynu la galnay ee 25-ka sanno ahaana waa sidiisii, wax iskama bedelin ee sidiisii ayuu u yaalaa” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi. By Somaliland Nation - September 15, 2019 594 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Daawo: Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo furay tartanka kubada Cagta ee Ciyaartooyada Maqalka Naafada ka ah Daawo: Wasiirka waxbarashadda JSL ayaa koremeeray goobaha waxbarashadda magaalada Ceerigaabo Daawo: Weftigii Wasiiradda ahaa ee ku sugnaa Gobolka Sanaag oo kormeeray Cisbitaalka weyn ee Ceerigaabo. Daawo: Weftigii uu hogaaminayey Madaxweyne Cirro oo Dalka dib ugu soo laabtay. Daawo: Wasiirka Warfaafinta JSL ayaa ka qayb-galay Xuska Dheelmintii Nabi Muxamed NNKH. Related LEAVE A REPLY Cancel reply Please enter your comment! Please enter your name here You have entered an incorrect email address! Please enter your email address here Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. Δ