Madaxweynaha Somaliland oo dalka ku soo laabtay galabta iyo wasiirka Arrimaha gudaha oo warbaahinta la hadlay  + Sawiro

0
528

Madaxweynaha Somaliland oo dalka ku soo laabtay galabta iyo wasiirka Arrimaha gudaha oo warbaahinta la hadlay

 

Hargeysa-22-08-2019-(SL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyiintii ku wehelinaayey gudashada waajibaadka xajka ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, xubno ka mida xukuumada, madaxda sare ee xisbiga kulmiye iyo siyaasiyiin kale.

 

 

Waxaana warbaahinta la hadlay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo ka mid ahaa xubnaha safarka ku wehelinaayey madaxweynaha Somaliland, isagoo ka hadlay wasiirku arrimo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen kulamo ay la yeesheen madax ka tirsan dawladda Sucuudiga ka dib markii ay soo guteen waajibaadkooda xajka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here