Dalka Somaliland Oo Meel Adag Iska Taagay Nidaamka Badda Cas ee Ay Aasaaseen Dowladaha Xuduudaha Leh Ee Gacanka Cadmeed.

0
927

 

Dalka Somaliland Oo Meel Adag Iska Taagay Nidaamka Badda Cas ee Ay Aasaaseen Dowladaha Xuduudaha Leh Ee Gacanka Cadmeed.

War-Saxaafadeed-23-12-2108-(SL)Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Ay Tixgelinaysaa Dadaalka Dhowaan Lagu Dhawaaqay In Uu Abuuro Iskaashiga Wadashaqeynta Lixda Waddan Ee Badda Cas Iyo Gacanka Cadmeed, Aag Istaraatiiji Ah Iyo Dekad Muhiim Ah Oo Caalami Ah.

 Somaliland waxay ku guuleysatey inay badeeda ka  ilaaliso argagixisada  budacad badeeda ah dhulkeeda iyo xeebaha, mana ku wadi doonaan amniga dhulkeeda 850 kiiloomitir dhulkeeda.

 Somaliland waa waddan madaxbannaan oo leh  xuduudo caalamiya , heshiis kasta oo ka dhexeeya waddamada gobolka ee Somaliland ka dhigaya qayb ka mid ah Soomaaliya waa qalad  aan la aqbali karin .

 Si kastaba ha ahaatee, waxaan rajeyneynaa wax kasta oo wada shaqeyn ah oo si firfircoon uga qaybqaata amniga iyo barwaaqada aaggan oo aan ka hor imanaynin madax- bannaanida dal kasta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here