Home Videos Daawo “Reer Ceerigaabow dhibtaas iyo hawshaas iyo soo jeedkaas waxad u gasheen... VideosWarar Daawo “Reer Ceerigaabow dhibtaas iyo hawshaas iyo soo jeedkaas waxad u gasheen qaran-nimada, madaxweynuhuna waa qof, laakiin sharaftii qaranka ayuu huwan yahay, taasaana soo dhaweyseen, taasina waxay muujinaysaa kalgacaylka aad u qabtaan qarankiinna iyo walaaltinimada aad u haysaan, dalkiisa iyo dadkiinna oo dhan, waxana aad muujiseen milgaha uu qarankiinnu idinku leeyahay, farriintiinnuna qaranka Somaliland oo dhanna way ka farxinaysaa, cadowga Somaliland oo dhanna way ka nixinaysaa.” By Somaliland Nation - November 26, 2018 789 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Daawo: Madaxweyne Ciro wuu ka dhabeeyey ballanqaadkiisii ahaa in uu kordhinaayo mushaharka ciidanka Daawo: Wasiirka Wasaarada shaqo-galinta ayaa xilkii u kala wareejisay Agaasimihii hore iyo Agaasimaha cusub Daawo: Madaxweynaha JSL ayaa digreeto Madaxweyne ku magacaabay Masuuliyiin cusub Daawo: Wasiirka Maalgashiga oo booqday Mashaariicda kala duwan ee ganacsatada magaalada Berbera. Daawo: Madaxwaynaha JSL ayaa Hadhimo Sharafeed Ku Maamusay Warbaahinta Dalka. Related LEAVE A REPLY Cancel reply Please enter your comment! Please enter your name here You have entered an incorrect email address! Please enter your email address here Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. Δ