“Ma nihin dad loo taliyo oo uu nin kale waxooda metelaayo, malaha waanad ogayn wixii dalka ka dhacay, kumaa-kunkii diyaaradaha lagu laayey, kuwii aqalladu ku dumeen, kuwii buuraha lagu laayey iyaga oo aan waxba galabsan iyo ummulihii la dooxay iyo dhallinyaradii boqol boqolka la isugu xidhayey ee qaar iyaga oo nool la gubay, dadka Somaliland-na waxa aan leeyahay dhexda waxaynnu u xidhanaynaa inaan la inagu cabsiin cid baa midoobaysa iyo niman faq-faqa, iyada oo aan innaga la ina arkaynin,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here