Khilaafkii ka dhaxeeyay wasaaradda maaliyadda iyo xisaabaadka oo soo gabogaboobay

0
788

Hargeysa(SL)War-saxaafadeed-Wasaaradda Horumarinta Maaliyaddu waxay cadaynaysaa inuu dhamaaday kala aragtida sharciyeed ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda iyo Waaxda Xisaabaadka Guud ka dhexeeyay, kaas oo ku soo afmeermay in Xafiiska Xisaabaadka guud yahay Waax “Department/Office” ka mid ah Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, sida ku xardhan Dastuurka JSL, Xeerka Maamulka Maaliyadda ee Waddanka u Dajisan iyo Hannaanka Dawladnimo ee Dunidu isticmaasho.

 

Allaa Mahad Leh

 

Yuusuf Maxamed Cabdi

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here