Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Oo Dalacsiiyay Sideed Sarkaal Oo Ka Tirsan Milatariga Somaliland

0
1017

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Oo Dalacsiiyay Sideed Sarkaal Oo Ka Tirsan Milatariga Somaliland

Madaxweyneha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dalacsiiyay 8 Sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland, 

Saraakiishan oo isugu jira Dhakhaatiir iyo Milatari ayaa waxa dalacsiinta uu madaxweyne Muuse Biixi siiyay waxa gaadhsiiyay isla markaana guddoonsiiyay Taliyaha Ciidamada Qaranka Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani.

Magacyadda Saraakiisha la dalacsiiyey

1.Gaanshaale dhexe Saciid aadan cabdi
2.Gaanshaale dhexe Dr.Asad cabdi ahmed
3.Gaanshaale dhexe Dr.Mukhtar maxamed jamac
4.Gaanshaale dhexe Axmed ciise ahmed
5.Gaanshaale dhexe Maxamed dahir sharbi
6.Gaanshaale dhexe Dr.Ahmed cabdilaahi(ahmedshaadi)
7.Gaanshaale dhexe Ahmed dagal dhimbil
8.Gaanshaale dhexe Dr.Cabdow maxamed cali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here