Home Videos Daawo “Qoladiinna dekedda maamusha waxa la idinka rabaa halkaas wixii shaqo iyo... VideosWarar Daawo “Qoladiinna dekedda maamusha waxa la idinka rabaa halkaas wixii shaqo iyo qandaraas ka baxayaa inay caddaalad ku baxaan oo aanay cabasho kasoo noqonin, qoladanna (DP World ) waa in sidaa lagu kaantaroolaa oo ay sharciga lagu heshiiyo ku socdaan, ta labaadna wax Somaliland karayso oo qalab ama aqoon ah waa inaan cid kale keenin, waqtigana waa inaad ilaalisaan,” Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi By Somaliland Nation - November 19, 2018 685 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dr Cabdiqaadir Aadan Sheekh. Daawo: Dhoolatuska Ciidamada kala duwan ee JSL ee u diyaar garawga 18 May. Daawo: Wasiirka wasaaradda xannaanada xoolaha Somaliland oo lagu soo dhaweeyay magaalada Burco. Daawo: “Doorashadu markay timaado Sharci baa dhigaya inay dhex ahaato Warbaahinta Qaranku” Daawo: Xubno ka tirsan golaha wasiiradda JSL ayaa ka qayb galay maalinta saxaafadda adduunka. Related LEAVE A REPLY Cancel reply Please enter your comment! Please enter your name here You have entered an incorrect email address! Please enter your email address here Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. Δ