Facebook Twitter Youtube
  • Warar
  • العربية
  • English News
  • Videos
  • Contact
Search
22.7 C
Hargeisa
Friday, September 19, 2025
Facebook Twitter Youtube
Sign in
Welcome! Log into your account
Forgot your password? Get help
Password recovery
Recover your password
A password will be e-mailed to you.
Somaliland Nation
  • Warar
    • Daawo: Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo furay tartanka kubada Cagta…

      Daawo: Wasiirka waxbarashadda JSL ayaa koremeeray goobaha waxbarashadda magaalada…

      Daawo: Weftigii Wasiiradda ahaa ee ku sugnaa Gobolka Sanaag oo…

      Daawo: Weftigii uu hogaaminayey Madaxweyne Cirro oo Dalka dib…

      Daawo: Wasiirka Warfaafinta JSL ayaa ka qayb-galay Xuska Dheelmintii Nabi…

  • العربية
  • English News
    • Presidential Decree: Enactment of 2025 Annual Budget

      Somaliland: Formation of the National Forces Reform and Modernization Committee

      Presidential Decree: New Appointments to Somaliland Roads Agency

      Presidential Decree: Salary Increment for the Armed Forces of Somaliland

      Presidential Decree: Establishment of the National Peace Committee of Somaliland

  • Videos
    • Daawo: Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo furay tartanka kubada Cagta…

      Daawo: Wasiirka waxbarashadda JSL ayaa koremeeray goobaha waxbarashadda magaalada…

      Daawo: Weftigii Wasiiradda ahaa ee ku sugnaa Gobolka Sanaag oo…

      Daawo: Weftigii uu hogaaminayey Madaxweyne Cirro oo Dalka dib…

      Daawo: Wasiirka Warfaafinta JSL ayaa ka qayb-galay Xuska Dheelmintii Nabi…

  • Contact
Home Videos Gudoomiyaha Guurtida Mudane Saleebaan M Aadan oo ka hadlay Xilwareejinta Labada Madaxweyne
  • Videos
  • Warar

Gudoomiyaha Guurtida Mudane Saleebaan M Aadan oo ka hadlay Xilwareejinta Labada Madaxweyne

By
Somaliland Nation
-
December 12, 2024
123
0
Facebook
Twitter
Pinterest
WhatsApp

    RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR

    Daawo: Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo furay tartanka kubada Cagta ee Ciyaartooyada Maqalka Naafada ka ah

    Daawo: Wasiirka waxbarashadda JSL ayaa koremeeray goobaha waxbarashadda magaalada Ceerigaabo

    Daawo: Weftigii Wasiiradda ahaa ee ku sugnaa Gobolka Sanaag oo kormeeray Cisbitaalka weyn ee Ceerigaabo.

    Daawo: Weftigii uu hogaaminayey Madaxweyne Cirro oo Dalka dib ugu soo laabtay.

    Daawo: Wasiirka Warfaafinta JSL ayaa ka qayb-galay Xuska Dheelmintii Nabi Muxamed NNKH.

    Related

    Gudoomiyaha Wakiilada Mudane Yaasiin M Xiir Faratoon oo ka hadlay Xilwareejinta labada MadaxweyneDecember 12, 2024In "Videos"

    Muqaalada Guud ee Labada Gole iyo Hadalka Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan.May 9, 2022In "Videos"

    Go’aammo Laga Soo Saaray Kulan Maanta Dhex Maray Madaxweynaha JSL Iyo Ergedii Is Xilqaantay Oo Uu Hoggaaminayey Gudoomiyaha Guurtidu. Hargeysa-05-07-2022-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay xubnaha ergeda is xilqaantay ee dhexdhexaadinta ee ay hoggaaminayo Gudoomiyaha golaha guurtidu. Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen xubnaha qaranka ugu sarreeya oo ay kamid yihiin madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), guddoomiyaha golaha guurtida, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, guddoomiyaha maxkamadda sare, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, guddoomiyaha golaha wakiillada, Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo xubnaha ergeda is xilqaantay, ayaa diiradda lagu saaray sidii Meesha looga saari lahaa buuqa iyo khilaafka siyaasiga ah, loona daaweyn lahaa tabashada ay mucaarudku qabaan. Ugu horrayn madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ergeda is xilqaantay soo dhaweeyey, waxana uu muujiyey in masuuliyadda qaran ee uu hayo iyo damiirkiisuba farayaan inuu danta qaranka ka shaqeeyo, kuna dheggenaado xeerarka iyo shuruucda dalka, maaddaama oo uu yahay ilaaliyaha Dastuurka Dalka, islamarkaana uu diyaar u yahay inuu dhinaciisa xadhigga debciyo oo uu muhiimad siiyo wax kasta oo dhinacyada siyaasadda isku hayaa isugu soo dhawaan karaan. Guddoomiyaha golaha guurtida, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ugu horrayn madaxweynaha Qaranka ka codsaday inuu sii daayo xubnihii mucaaridka ahaa ee lagu xidhxidhay rabshadihii mudaharaadkii dhawaan Hargeysa ka dhacay, taas oo uu madaxweynuhu si masuuliyad leh u aqbalay. Dood iyo wada-hadal dheer oo saacado socday kaddib, waxa la isla qaatay labadan qodob oo ibo-fur u ah in is faham buuxa la gaadho, lana abuuro jawi isu soo dhawaansho iyo heshiis horseedi kara, kuwaas oo kala ah: • In lasii daayo dhammaanba xubnihii mucaaridka ahaa ee xidhnaa, sii dayntoodana loo maro nidaamka sharci ee dalka u dejisan, taas oo ah inay xeer ilaalinta iyo Boolisku ka laabtaan eeddii xubnahaas loo haystay, si ay maxkamadda gobolka Maroodi-Jeex xorriyaddoodii ugu celiso, kol haddii ay eeddii la noqdeen hay’adihii ku shaqada lahaa, taas oo isla maantaba bilaabantay, lana sii daayey. • In guddoomiyaha golaha guurtidu oo hoggaaminaya xubnaha ergeda ahi ay maalinta berri ah isu keenaan madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo hoggaanka madaxda labada xisbi mucaarid ee UCID iyo WADDANI, si wada-hadalkii rasmiga ahaa ee gogosheeda madaxweynuhu fidiyey u bilaabmaan. Ugu dambayn markii shirkaasi soo dhamaaday waxa Afka ergeda ku hadlay, Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale oo madaxweynaha ugaga mahadnaqay sida milgaha leh ee uu u qaabilay maalintii labaad iyo sida xilkasnimada leh ee uu u aqbalay soo jeedimihii dhinacooda ka yimi, isagoo soo bogaadiyey qodobada ka soo baxay shirkaa maanta. ALLAA MAHAD LEH Naasir Yuusuf Daahir Agaasimaha Saxaafadda iyo Warbaahinta Madaxtooyada JSLJuly 5, 2022In "Warar"

    Facebook
    Twitter
    Pinterest
    WhatsApp
      Previous articleGudoomiyaha Wakiilada Mudane Yaasiin M Xiir Faratoon oo ka hadlay Xilwareejinta labada Madaxweyne
      Next articleKhudbadda Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dhaarinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka JSL
      Somaliland Nation
      The former British Somaliland Protectorate achieved full independence from the United Kingdom on 26 June, 1960. On 1 July, 1960, the state of Somaliland united with Somalia, a territory under a U.N.- mandated Italian Trusteeship until that same day, thereby creating the Somali Republic. The Republic of Somaliland restored its independence after the total collapse of Somalia on 18 May 1991 as a result of the civil war of the late eighties and early nineties. The decision was made by the Congress of Council of Clan Elders held in Burao from 27 April to 15 May, 1991. Constitutionally, the Republic of Somaliland is a democratic country with a multi-party system.
      Contact us: info@somalilandnation.com
      Facebook Twitter Youtube
      © Somaliland Nation News 2018, All Rights Reserved
      MORE STORIES

      رئيس الجمهورية يلتقي بمبعوث الأمين العام الأمم المتحدة الذي يزور البلاد

      Shukri Aadan - February 8, 2025 0