Daawo ,“Ummaddu haddii ay doonayso inay horumarto oo ay caafimaad hesho oo ay doonayso inay biyo nadiif ah ah hesho oo ay doonayso inay how wanaagsan hesho oo ay doonayso inay nolo ka wanaagsan ta ay ku jiraan hesho, waxa qudha ee ay ku gaadhi kartaa waa tacliinta” Madaxweyne Biixi