“Madaxweynuhu Wuu Xaliyay Caqabad Kasta Oo Doorasahadda Ku Xidhnayd”Faysal Cali Waraabe.

0
85

Hargeisa-(SLN)-  Guddomiyaha xisbiga UCID Eng:Faysal Cali Waraabe  oo shir jaarid ku qabtay magaaladda hargaysa ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi  uu xaliyay caqabad kasta oo doorashada ku xidhnayad islamarkaana uu qaatay talloyinkii ay xisbiyadu usoo jeediyeen

waxaana kamid ahaa hadaladiisii “Madaxweynuhu wuu nala qaatay waxaanu doonaynay oo dhan oo ahaa in doorashada la qabto  2019 iyo in koomishanka laga dhigo 9 labadaas go’aanba wuu nala qaatay waanan ku amaanayaa”ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here