Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Wasiirka Arrimaha Dibeda Kenya oo kulan ku dhexmaray xarunta UN-ka

0
704

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Wasiirka Arrimaha Dibeda Kenya oo kulan ku dhexmaray xarunta UN-ka

 

kulan xog waraysi ah ku dhex maray xarunta UN ee Kenya Wasiirka Khaarajiga ee dalka Kenya Ambassador Monica Juma iyo Wasiirka Khaarajiga ee Somaliland Dr Sacad Ali Shire ayey


labada masuul waxay ka wada hadleen xidhiidhka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa cilaaqaadka Soo jireenka ah ee labada wadan ka dhaxeeya.

Kulankaas oo ku Soo dhamaaday is afgarad iyo jawi wanaagsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here