Canadda Oo Wax-soosaarka Somaliland Ugu Deeqday Lacag Dhan 10 Million Oo Dollar.

0
41

Hargaysa-(SL)- Dawladda Canadda ayaa lacag dhan 10 milyan oo dollar ugu deeqday dalkani jamhuuriyadda Somaliland si loogu sii dar-dar geliyo wax-soosaarka iyo beeraha Somaliland.

Dawladda canada ayaa sheegtay in ay Somaliland ka caawin doonto dhinacyadda kaabayaasha dhaqaalaha iyo waxsoosaarka beeraha.

Wasiirka qorshaynta qaranka Somaliland ayaa sheegay in cilaaqaadka cusub ee dhex maraya Somaliland iyo Canadda uu ku salaysan yahay hanaanka ay somaliland u marto xuquuqda aadanaha iyo dawladd wanaaga taasi oo soo jiidatay xukuumadda Justin Trudeau.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here