“Waan Qaadanaynaa Dar-daarankaad Halkan Kasoo Jeediseen”Madaxweynaha JSL Oo Ballan Qaaday Inay Xukuumad Ahaan Kasoo Baxayaan Wajaabikooda.

0
52

Hargaysa/29/7/018. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada marti-qaad gaar ah ugu sameeyey arday xafidday Qur’aanka kariimka ah oo ka qalin-jabisay mac-hadadka AFLAX.

waxaanu yidhi Madaxweynuhu”Illaahay ha idinku guuleeyo da’yartiinaa aadka u yar-yar ee illaahay siiyay awoodaa ay qur’aanka ku xafideen, waxaan u mahad celinayaa illaaheena inna siiyay nabad-galyada iyo daganaanshaha alxmdulilaah,adeerayaal waad mahad san tihiin waxaad halkan ka akhrideen suuratul israa oo ka hadlaysa dadka masuuliyiinta ah,dardaarankaad halkan kasoo jeediseen waa qaadanaynaa inshaalah,halkani waa halkii qaranka looga talinaayay waana muhiim in la keno dadka xafidsan qur’aanka alle SW”ayuu yidhi Madaxweynaha JSL.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here