|
Thursday, 02 July 2009 |
Hargeysa ( Somalilandnation)- Xaflad balaadhan oo loo sameeyay Fanaanada Caanka ah ee Maryan Mursal, ayaa xalay lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada ee Somaliland. |
|
|
Wednesday, 01 July 2009 |
|
Hargeysa(SN): Xildhibaan Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo katirsan Golaha wakiilada ee Somaliland ayaa fadhiidhnimada kamuuqata Golaha wakiilada kula galgashay xukuumada Somaliland waraysi uu siiyay qaar kamid ah saxaafada dalka.
|
|
|
Tuesday, 30 June 2009 |
Wash ington (Somalilandnation)-Dawladda Somaliland, ayaa sheegay inaanu jirin hadal cadho leh oo uu Xildhibaan Donald Payne, oo ka tirsan aqalka Wakiilada ee dalka Maraykanku, kaga jawaabay go’aankii ay Somaliland kaga baaqatay ka qayb galka shirkii dhawaan lagu qabtay Washington ee lagaga hadlayay arrimaha Somalida. |
|
|
Monday, 29 June 2009 |
|
Malaysia(Somalilandnation) M/xigeenkii hore Ee Somaliland Mudane C/raxman Aw Cali Farax (Laba Tolle)ayaa safar dhinaca caafimaadkiisa ah kujooga Caasimada Malaysia ee Kuala lumpur. Mudane C/raxman Aw Cali Faarax waxa kuweheliyada safarkiisa caafimaad marwadiisa |
|
|
Sunday, 28 June 2009 |
Hargeysa (Som alilandnation)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa sawirada Xafladii lagu xusayay maalintii aynu Xornimada ka qaadanay Maxmiyadii Ingiriiska, xafladaasi oo lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada. |
|
|
Friday, 26 June 2009 |
Hargeysa (Somalil andnation)-Wasiirka Arrimaha Dibada Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale, ayaa shalay shaaca ka qaaday inaanay Somaliland ka qeyb galayn shir lagu qabanayo Washington oo ay soo qaban qaabiyeen Guddi hoosaadka Golaha Congress-ka Maraykanka ee qaabilsan arrimaha Afrika, oo la doonayo in lagu wada hadal siiyo su’aalana la weydiiyo Somaliland, Maamul Goboleedka Puntland iyo Dawlada Fadaraalka Ku meel gaadhka ah ee Somalia. |
|
|
Friday, 26 June 2009 |
London (Somalilandnation)-"Qadiyadda Somaliland waxaan odhan karaa maaha goosasho, ee waxa weeye dib uga noqosho Midnimadii Jamhuuriyaddii Somalia." Sidaa waxa yidhi Mudane John Bercow oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska, wuxuuna hadalkaas yidhi 4tii Bishii February 2004 isaga oo ka qayb-qaadanaya dood Baarlamaanka Ingiriisku ka yeeshay qadiyadda madax banaanida Somaliland. |
|
|
Thursday, 25 June 2009 |
Wadamada ku yaal waqooyi bari ee qaarada Africa ama loo yaqaan Geeska Africa , waxay ka kooban yihiin 7doba wadan ee la isku yidhaadho IGAD oo kala ah Somalia , Jabouti , Ereteria , Ethiopia , Sudan , Uganda , Kenya . Waxa ku nool Geeska Africa qiyaas ahaan dad lagu cadadey 187.97 million iyadoo tirade korodhka dadku uu yahay sanadkiiba 2.6%. |
|
|
Wednesday, 24 June 2009 |
|
Trip oli (Somalilandnation)- Liibiya ayaa soo saartay Amar ka soo baxay xafiiska Arimaha Gudaha ee Dalka Liibiya, Warbixintaas oo sheegaysa in dadka ajaanibka ah ee ku sugan dalka inay ka baxaan July 1-2009 dhamaadtood waa dadka bilaa sharciga ku jooga.
|
|
|
Wednesday, 24 June 2009 |
Addis-a baba (Somalilandnation)- Raysal wasaaraha Dawlada EThiopia ayaa waxa uu sheegay inuu xilka ka degayo isagoo la hadlaya jariirad ka soo baxda Dalka Ethiopia laguna magacaabo Financial Times waxaana uu sheegay in marka waqtigiisu dhamaado uu ka dagi doono xilka, talada dalkana ay la wareegi doonaan dadka doonaya. |
|
|
Tuesday, 23 June 2009 |
Hargey sa (Somalilandnation)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, oo doraad ka soo degay madaarka Magaalada xeebta ku taala ee Berbera ka dib markii uu ka soo laabtay socdaal qaatay muddo 7 cisho ah oo uu ku tagay Dalka Kuwait, oo uu martiqaad ka helay. |
|
|
Tuesday, 23 June 2009 |
Waa qoraalo taxana ah oo aan ka soo qaatay Buug aan xilligan qoraalkiisa wado lana magac baxay “Burburkii Qaran ilaa Qoys. Waa qoraalo aan ku eegayo sababihii keenay burburkii ka dhacay Soomaaliya kaas oo ilaa maanta socda. |
|
|
Saturday, 20 June 2009 |
Waraabee ye (Somalilandnation)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa sawirada booqashadii Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo wefdi balaadhan oo uu hogaaminayay ku tageen degmada Waraabeeye ee gobolka Togdheer, waxana Madaxweynuhu uu u kuur galayay xaaladda dadka iyo dalka, waxana si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Waraabeeye. |
|
|
Saturday, 20 June 2009 |
Kuwait (Somalil andnation)-Madaxweynaha JSL mudane Daahir Rayaale Kaahin oo maalmahan socdaal ku joogay wadanka Kuwait ayaa kulan la yeeshay jaaliyadda wadanka Kuwait. Madaxweynuhu wuxu ka warbixiyey ujeedada safarkiisu daaraa iyo waxyaabihii uu kala kulmay masuuliyiinta wadankan. |
|
|
Thursday, 18 June 2009 |
|
Kuwait (Som alilandnation)-Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo socdaal ku jooga dalka Kuwayt, ayaa la kulmay boqorka dlaka Kuwayt Sheekh Nawaaf Al-Axmed Al Jaabir Al Sabaah. |
|
|
Thursday, 18 June 2009 |
Harg eysa (Somalilandnation)- Qaar ka mid ah Haweenkii Hagbadda khiyaammada ah lagu dhacay ayaa raali gelin ka siiyay Madaxweynaha iyo qoyskiisa oo hadalo aflagaado ah oo qaar ka mid ah dadkaa la dhacay u soo jeediyeen, oo la xidhiidhay in Haweenaydii dhacday lagu qarinayo qasriga MadaxtooyadaSomaliland. |
|
|
Wednesday, 17 June 2009 |
|
Hargeysa (Somalilandnation)-Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ayaa si weyn ugu kala jabay mawqifka ay ka qaateen xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee ku waajahan Xubnaha Komishanka Qaranka oo ay axsaabtu isku maandhaafeen qaabka wax looga badalayo.
|
|
|
Wednesday, 17 June 2009 |
|
Hargeysa (Somalilandnation)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa sawiradii Booqashadii Madaxweynuhu ku tegay tuulada Dhoqoshay oo ay dadweynaha reer Dhoqoshay Madaxweynaha iyo wefdigiisa ku soo dhaweeyeen caleemo qoyan iyo weliba fardo. . |
|
|
Wednesday, 17 June 2009 |
Hargeysa (Somali landnation)-"Waxanu u soo jeedinaynaa xisbiyada Mucaaradka Kulmiye iyo UCID inay ka waantoobaan masabidaada raqiiska ah iyo muranka aan dhammaanayn ee keenaya waqti lumis iyo carqaladayn ku timaada doorashooda Inay qabsoonto 27 September 2009"- |
|
|
Tuesday, 16 June 2009 |
Hargeysa ( Somalilandnation)Wasiirka wasaarada Arrimaha Dibada Cabdilaahi Mohamed Ducaale iyo wasiirka wasaarada maaliyadda Xuseen Cali Ducaale (Cawil) ayaa shalay galab ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Cigal International airport ee caasimada Hargeysa |
|